Daawo Sawirada: Saameynta Muqdisho ku yeeshay Roob xoogan oo xalay ilaa maanta ka da’aya

Magaalada Muqdisho waxaa xalay ilaa saakay ka da’aya roob xoogan oo lagu diirsaday sidoo kale saameyn badan ku yeeshay dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho qaarkood. Roobka xalay ilaa saakay ka da’aya magaalada Muqdisho ayaa sababay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac, kadib markii ay soo dumeen guryo kuyaala xaafado katirsan Muqdisho. Sida aan wararka ku … Continue reading Daawo Sawirada: Saameynta Muqdisho ku yeeshay Roob xoogan oo xalay ilaa maanta ka da’aya